HomeMaqalDhageyso:-Xil.Mustaf Dhuxulow"Ciidamo Millateri ah ayaa dhibaato ku haya Shacabka Deeyniile"

Dhageyso:-Xil.Mustaf Dhuxulow”Ciidamo Millateri ah ayaa dhibaato ku haya Shacabka Deeyniile”

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xildhibaan Mustaf dhuxulow oo ka mid ah mudayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in dadka ku nool degmada deeyniile ay dhibaato kala kulmaayan ciidamo Millateri ah oo ku sugan degmadaas. Waxa uu sheegay in degmada kaliya ee Gobolkan Banaadir ay degan yihiin Ciidamo Millateri ah ay ka jirto deeyniile taasina aysan aqbali karin. “Degmada Deeyniile […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan Mustaf dhuxulow oo ka mid ah mudayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in dadka ku nool degmada deeyniile ay dhibaato kala kulmaayan ciidamo Millateri ah oo ku sugan degmadaas.
Waxa uu sheegay in degmada kaliya ee Gobolkan Banaadir ay degan yihiin Ciidamo Millateri ah ay ka jirto deeyniile taasina aysan aqbali karin.

“Degmada Deeyniile waxaa degan ciidamo Millateri ah waana degmada kaliya ee Gobolka Banaadir ay ka joogaan hadii aan nahay xildhibaanada ma aqbaleyno,go’aan ayaan ka qaadaneynaa,waayo dhibaato ayay shacabka ku hayaan,waxaad arkeysaa gaarigii soo gala degmada inay faraha ku taagayaan.

- Advertisement -

Waxa uu sidoo kale sheegay in Taliyeyaasha iyo Wasiirada gaashaandhigga ee la soo Magacaabo shaqaooyinkooda ugu horreeya ka bilaabaan Xerooyinka ciidan ee ku yaalla Deeyniile.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Mustaf Dhuxulow.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts