HomeMaqalDhageyso:-Gudoomiyihii Hore ee C/Casiis” Dowladda way ka mashquushay in ay Difaacdo Shacabkii...

Dhageyso:-Gudoomiyihii Hore ee C/Casiis” Dowladda way ka mashquushay in ay Difaacdo Shacabkii Al-Shabaab la dagaalamaya”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyihii hore ee Degmada Cabdul Casiis ee Gobolka Banaadir Cismaan Muxudiin Cali Cariif oo ka qeyb galay kulan lagu taageerayay Ururka la magac baxay Macawiisleyda ee deegaanko u dhaw Aadan yabaal dagaalka kula galay Al-Shabaab ayaa sheegay in la dayacay dadkaasi. Waxa uu sheegay in dadka Macwiisleyda ah ee Al-Shabaab la dagaalamay loo baahan in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyihii hore ee Degmada Cabdul Casiis ee Gobolka Banaadir Cismaan Muxudiin Cali Cariif oo ka qeyb galay kulan lagu taageerayay Ururka la magac baxay Macawiisleyda ee deegaanko u dhaw Aadan yabaal dagaalka kula galay Al-Shabaab ayaa sheegay in la dayacay dadkaasi.

Waxa uu sheegay in dadka Macwiisleyda ah ee Al-Shabaab la dagaalamay loo baahan in la taageero,isla markaana lagala qeyb qaato dagaalka,si ay u helaan garab.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay Guddoomiyihii hore ee Degmada Cabdi Casiis ee Gobolka Banaadir Cismaan Muxudiin Cali inay fadhiga ka kacaan xildhibaanada doorashoodu tahay degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellahaha Dhexe.

Waxa uu tilaamay in mashquulka ay iska dhaafaan,isla markaana tagaan Deegaanka si loola dagaalamo Al-Shabaab,oo halkaasi dagaal kula galay Urur la magac baxay Macwiisley.

Dhawaan ayay aheyd markii Shacab is abuubulay ay ku dagaalameen deegaanka Aadan yabaab iyo deegaano kale oo hoostaga Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha dhexe Al-Shabaab,iyaga oo sheegay inay dhibaato kala kulmeen.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka guddoomiyihii hore ee degmada Cabdul Casiis.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts