HomeWararKulanka Golaha Shacabka oo Goordhow furmay

Kulanka Golaha Shacabka oo Goordhow furmay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa goordhow Xarunta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka furmay kulanka 12-aad kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya. Kulankan ayaa waxa uu ku furmay 152 xildhibaan,waxaana shir Guddoominaya guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha shacabka Mahad Cabdalla Cawad. Wariyaha Warbaahinta Dalsan oo ku sugan Xarunta Golaha Shacabka ayaa waxa soo sheegaya in kulanka ay goobjoog […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa goordhow Xarunta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka furmay kulanka 12-aad kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya.

Kulankan ayaa waxa uu ku furmay 152 xildhibaan,waxaana shir Guddoominaya guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha shacabka Mahad Cabdalla Cawad.

- Advertisement -

Wariyaha Warbaahinta Dalsan oo ku sugan Xarunta Golaha Shacabka ayaa waxa soo sheegaya in kulanka ay goobjoog yihiin Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Ajendaha kulanka ayaa ah Akqrinta koowaad ee hindise sharciyeedka wax ka badalka sharciga hanti dhawrka guud ee lambarkiisu yahay 34 ee soo baxay 14/04/1972.

Wasiiru dowlaha Wasaarada Maaliyada Soomaaliya Mudane Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa xildhibaanada golaha shacabka u aqriyay hindise sharciyeedka wax ka badalka sharciga hanti dhawrka guud ee lambarkiisu yahay 34 ee soo baxay 14/04/1972.

- Advertisement -

Kulanka waxaa goobjoog ka ah xubno ka socda wasaarada maaliyada sida wasiir ku xigeenka wasaarada maaliyada Mudane C/llaahi Sheekh Cali (Qaloocoow), Xisaabiyaha guud, Agaasimaha guud ee wasaarada maaliyada iyo xubno kale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts