HomeWararXildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan yeelanaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan yeelanaya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xarunta Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho waxaa kulankooda caadiga ahaa Maanta ku yeelanaya xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya. Ajandaha kulanka Maanta ayaa waxa uu yahay Aqrinta koowaad ee hindise sharciyeedka nashqadeynta magaalooyinka dalka,sida ay Dalsan u sheegeen Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka. Xildhibaanada ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta oo abti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho waxaa kulankooda caadiga ahaa Maanta ku yeelanaya xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya.

Ajandaha kulanka Maanta ayaa waxa uu yahay Aqrinta koowaad ee hindise sharciyeedka nashqadeynta magaalooyinka dalka,sida ay Dalsan u sheegeen Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka.

- Advertisement -

Xildhibaanada ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta oo abti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay ka soo qeyb galaan.

Xildhibaanada Golaha shacabka oo weli ku guda jira kal-fadhigooda Afaraad ayaa waxaa kulamadii ugu dambeeyey ay uga doodeen xeer hoosaadka golaha Shacabka iyo Amniga waxaana sidoo kale horyaalla Ajandayaal kale iyo hindise sharciyeedyo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts