HomeWararSawirro-:Hub aruurin lagu sameeyay maleeshiyo beeleed dagaalamay

Sawirro-:Hub aruurin lagu sameeyay maleeshiyo beeleed dagaalamay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dhalinyaro la Magac baxay Madasha Nabadda Iyo Isdhexgalka oo ku mool Magalada Gaalkacyo ayaa bilaabay inay si iskood ah hubka uga aruuriyaan maleeshiyaad ku dagaalamay deegaan duleedka ka ah Magalada Gaalkacyo. Shalay gelinkii dambe ayaa dhalinyaradaas waxa ay gaareen deegaanka jeexdin oo 20km dhinaca bari uga beegan Magalada Gaalkacyo,waxaana ay kulan la qaateen Waxgaradka maleeehiyaadka dagaalamay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhalinyaro la Magac baxay Madasha Nabadda Iyo Isdhexgalka oo ku mool Magalada Gaalkacyo ayaa bilaabay inay si iskood ah hubka uga aruuriyaan maleeshiyaad ku dagaalamay deegaan duleedka ka ah Magalada Gaalkacyo.

Shalay gelinkii dambe ayaa dhalinyaradaas waxa ay gaareen deegaanka jeexdin oo 20km dhinaca bari uga beegan Magalada Gaalkacyo,waxaana ay kulan la qaateen Waxgaradka maleeehiyaadka dagaalamay oo ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug.

- Advertisement -

Dhalinyarada ayaa ku guuleystay inay hubka ka aruuriyaan maleeshiyaadkii dagaalamay,waxaana ay sheegeen in dagaal uusan aheyn mid wanaagsan balse la doonayo in Nabada la qaato.

Maleeshiyaadka dagaalamay oo ahaa xoolo dhaqato ayaa dhankooda waxa ay sheegeen inay nabadda qaateen,isla markaama dagaal dambe uusan jiri doonin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts