HomeWararDEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Qaraxaaan oo ahaa miin wadada dhinaceeda la dhigay  ayaa waxa uu ka dhacay ka soo horjeedka Warshadii hore Baastada ee Wadada Warshadaha,sida ay Dalsan u sheegeen dad goobjoogayaal ah. Jugta qaraxa ayaa dad ka agdhow waxa ay sheegeen inay si aad ah u maqleen,waxaana weli la garaneyn cida lala eegtay qaraxaas. Xilliyadan oo kale ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraxaaan oo ahaa miin wadada dhinaceeda la dhigay  ayaa waxa uu ka dhacay ka soo horjeedka Warshadii hore Baastada ee Wadada Warshadaha,sida ay Dalsan u sheegeen dad goobjoogayaal ah.

Jugta qaraxa ayaa dad ka agdhow waxa ay sheegeen inay si aad ah u maqleen,waxaana weli la garaneyn cida lala eegtay qaraxaas.

- Advertisement -

Xilliyadan oo kale ayaa la sheegay in Wadadaas ay isticmaali jiraan Gawaarida Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa gaaray halka uu qaraxa ka dhacay,waxana hadda xiran Goobtii uu qaraxa ka dhacay oo ah ka soo horjeedka Warshadii hore ee Baastada. ee Wadada Warshadaha.

Faah faahinta Warkan kala socda Radiodalsan.com.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts