HomeWararSawirro:-Ra'iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay ergayga Cusub ee Qaramada Midoobay u...

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay ergayga Cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga cusub ee Xoghahaya guud ee Qaramada Midoobay usoo magacaabay arrimaha Soomaaliya, Nicholas Haysom. Mudane Xasan Cali Khayre iyo Nicholas Haysom ayaa ka wada hadlay wada-shaqaynta iyo dardar gelinta qorshayaasha qaranka. “Waxa aan ku faraxsanahay in maanta aan xafiiskayga kusoo dhaweeyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga cusub ee Xoghahaya guud ee Qaramada Midoobay usoo magacaabay arrimaha Soomaaliya, Nicholas Haysom.

Mudane Xasan Cali Khayre iyo Nicholas Haysom ayaa ka wada hadlay wada-shaqaynta iyo dardar gelinta qorshayaasha qaranka.

- Advertisement -

“Waxa aan ku faraxsanahay in maanta aan xafiiskayga kusoo dhaweeyo ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay u soo magacaabay Soomaaliya, Nicholas Haysom. Waxa aan rajaynayaa in aan si wadajir ah uga shaqayno qorshayaasha qaran” ayuu yiri ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre.

Xoghayaha guud ee qaramada midoobay, António Guterres ayaa dhawaan Nicholas Haysom, waxa uu usoo magacaabay wakiilkiisa Soomaaliya, waxa uuna bedelay ergaygii hore, Michael Keating oo dalka ka howl gelayay laga soo billaabo 2016.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts