HomeWararGolaha Wasiirrada oo Ansixiyay go’aan ay Wasaaradda Qorshayntu Ka Qaadatay Hay’adaha Caalamiga...

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay go’aan ay Wasaaradda Qorshayntu Ka Qaadatay Hay’adaha Caalamiga Ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Golaha wasiirrada xukuummadda federaaka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho oo uu guddoominayay ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre, waxa ay ku ansixiyeen go’aan khuseeya hay’adaha caalamiga ah oo dhawaan ay soo saartay wasaaradda qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha. Go’aanka ayaa mamnuucaya in hay’adaha caalamiga ah ee hawl-gala gudaha Soomaaliya ay xafiisyadooda khuseeya arrimaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha wasiirrada xukuummadda federaaka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho oo uu guddoominayay ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre, waxa ay ku ansixiyeen go’aan khuseeya hay’adaha caalamiga ah oo dhawaan ay soo saartay wasaaradda qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha.
Go’aanka ayaa mamnuucaya in hay’adaha caalamiga ah ee hawl-gala gudaha Soomaaliya ay xafiisyadooda khuseeya arrimaha dalka ay ku yaallaan meel ka baxsan gayiga Soomaaliya.

Wasiirka qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha, Jamaal Maxamed Xasan, oo August 29, 2018 kulan la qaatay madaxda hay’adaha caalamiga ah ee dalka ka hawl-gala ayaa ku war-geliyay ga’aan ay dawladdu qaaday oo dhigaya in dhammaan hay’adaha caalamig ah ay xafiisyadooda ka furtaan gudaha dalka, kuna shaqo billaabaan kahor Janaayo 01, 2019, isaga oo ku wargeliyay in hay’addii u hogaansami wayda go’aanka dawladda lagala laabanayo ruqsadda.

- Advertisement -

Qorshaha hawl-gelinta xafiisyada hay’adaha caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa fududaynaya dardar-gelinta hawlaha isku tolan iyo wada-shaqaynta hay’adaha iyo dawladda federaalka Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts