HomeWararAas loo sameeyey Suldaan Xasan Cali oo uu dilay askari ka tirsanaa...

Aas loo sameeyey Suldaan Xasan Cali oo uu dilay askari ka tirsanaa Ciidamada Puntland

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Maanta ayay aheyd markii askari ka tirsan Ciidamada Puntland uu toogasho ku diley Suldaan Xasan Cali Jibriil oo ka mid ahaa Salaadiinta ugu waaweyn deegaanada Puntland. Dilka ayaa ka dhacay bar kantarool oo ku taalla magaalooyinka Hadaaftimo iyo Badhan dhexdooda. Askariga dilka gaystay ayaa la sheegay in uu isku dhiibay isla ciidamada Puntland. Gelinkii dambe […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta ayay aheyd markii askari ka tirsan Ciidamada Puntland uu toogasho ku diley Suldaan Xasan Cali Jibriil oo ka mid ahaa Salaadiinta ugu waaweyn deegaanada Puntland.

Dilka ayaa ka dhacay bar kantarool oo ku taalla magaalooyinka Hadaaftimo iyo Badhan dhexdooda.
Askariga dilka gaystay ayaa la sheegay in uu isku dhiibay isla ciidamada Puntland.

- Advertisement -

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa Magaaladda Badhan loogu sameeyey Aas Suldaan Sheekh Xasan Cali Jibriil oo u geeryooday rasaastii uu ku furay askariag ka tirsan Ciidamada Puntland.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Cali Gaas iyo Isimada dhaqanka ee gobolka Sanaag ayaa waxa ay ka tacsiyadeeyeen dilkaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts