HomeTop NewsAskari dilay Bajaajle oo Maxkamadda Ciidamada kasoo muuqday

Askari dilay Bajaajle oo Maxkamadda Ciidamada kasoo muuqday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

SNAIC Convenes Roundtable on Shaping Somalia’s AI Future

SNAIC Convenes Roundtable on Shaping Somalia’s AI Future Mogadishu, Somalia...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Akariga Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ka soo muuqday ayaa ka tirsanaa Ciidamada Booliska Magalada Baladweyne waxaana uu 27-kii bishii 8aad ee sanadkan uu dilay Alle ha u naxariistee Marxuum Yaasiin Cali saneey oo ahaa wada Mooto Bajaaj. Dhimashada Yaasiin Cali Saneey ayaa sababtay isku-dhacyo u abaabulnaa qaab qabiil taas oo sii murjisay xaalada waxayna dhalisay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Akariga Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ka soo muuqday ayaa ka tirsanaa Ciidamada Booliska Magalada Baladweyne waxaana uu 27-kii bishii 8aad ee sanadkan uu dilay Alle ha u naxariistee Marxuum Yaasiin Cali saneey oo ahaa wada Mooto Bajaaj.

Dhimashada Yaasiin Cali Saneey ayaa sababtay isku-dhacyo u abaabulnaa qaab qabiil taas oo sii murjisay xaalada waxayna dhalisay dhimashada 4 kale iyo 2 dhaawac ah,waxana taasi sababtay in loo yeero Khuburo ka socda Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya.

- Advertisement -

Mahad Xuseen Shiidow oo ah askariga eedeysanaha ayaa lahor keenan Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya,iyada oo mas’uuliyiinta Maxkamada Ciidamada ay sheegeen in sibareer ah uu u dilay wadaha Mooto Bajaajta.

Guddoomiyaha Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Edeysanaha weydiiyey in dil bareer ah u geystay Yaasiin Cali Saneey sidoo kalena uu dhaawac u egeystay Cabdi Dukow Axmed 27-kii bishii 8aad ee sanadkan.

Gaashaanle Abuukar Yuusuf cabdi oo ka tirsan Saraakiisha Dowaldda u soo wakiilada wixii dhacay ayaa isna sharaxay qaabkii uu u dhacay dilka Marxuum Yaasiin Cali Saneey oo ahaa darawal Mooto Bajaaj.

- Advertisement -

“Markii Mootada la joojiyey marxuumka waxa uu ka codsaday askarigii joojiyey in uu rakaab uu sido uu geeyo kadibna uu u soo laaban doono,intii ay wada hadlayeen marxuumka iyo askarigii joojiyey Mahad wuu ka daba yimid wuxuuna soo istaagay dhankii uu taagnaa askariga maahane dhankii kale wuxuuna ku yiri maxaad ii soo dhaafeysaa qorigiisa ayuu ku fiiqay laba xabadood ayuuna ku riday sida aan Xafiiska xer ilaalinta aan u soo gudbinay fooqa laba xabadood oo uu ku riday marxuumka.

Sidoo kale Maxkamada Ciidamada ayaa waxaa la horgeeyey 6 eedeysano oo midi maqan yahay kuwaas oo wax laag weeydiiyey weerar ay u abaabuleen qaab qabiil kaas oo sababay dhimashada 2 ruux iyo dhaawaca 1 kale.

Ugu dambeyn Saraakiisah Maxkamada ciidamada Qalabka sida ee soomaaliya ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen in Go’aanka Maxkamada dib laga soo saari doono.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts