HomeWararGabar lagu dhex dilay Jaamacad ay dhiganeysay Magalada Muqdisho

Gabar lagu dhex dilay Jaamacad ay dhiganeysay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya Xaafada Baar Ubax ee degmada Howl-wadaag gobolkan Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in kooxo hubeysan ay Gudaha Jaamacadda Soomaaliya (Uniso) ku dhex dileen Gabar ka mid aheyd Ardayda. Dad ka agdhow goobta ayaa dalsan waxa ay u sheegeen in rag ku hubeysnaa bustoolado ay galeen Gudaha Xarunta Jaamacadda Soomaaliya (Uniso)ay ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Xaafada Baar Ubax ee degmada Howl-wadaag gobolkan Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in kooxo hubeysan ay Gudaha Jaamacadda Soomaaliya (Uniso) ku dhex dileen Gabar ka mid aheyd Ardayda.

Dad ka agdhow goobta ayaa dalsan waxa ay u sheegeen in rag ku hubeysnaa bustoolado ay galeen Gudaha Xarunta Jaamacadda Soomaaliya (Uniso)ay ku leedahay Baar Ubax,isla markaana ay fasalka dhex diisa ku dileen Gabadha oo lagu Magacaabi jiray Aamina Xuseen Xasan.

- Advertisement -

xiliga dilku dhacay ayay ardaydu ka soo laabteen waqtiga nasashada ama (Break time)

Macada waxa ay ahaayeen dadka ilka geystay iyo sababta ay u dileen Gabadha ka mid aheyd Ardayda Jaamacadda Soomaaliya taas oo xilligaan baraneysay Kulliyadda Sharciga iyo Qaanuunka,waxaana durba goobta ka baxsaday raggii dilka geystay.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu dilka ka dhacay,kuwaas oo haatan wada howlgallo baaritaano ah.

- Advertisement -

Laamaha amniga Soomaaliya iyo Maamulka Jaamacadda Soomaaliya weli kama hadlin dhacdadaas lagu dilay Aamino Xuseen Xasan oo aheyd Ardayad.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts