HomeMaqalDhageyso:-Guddoomiye Mursal ''Waxaan kala caddayn doonaa cid kasta oo sheeganaysa iney Dastuurka...

Dhageyso:-Guddoomiye Mursal ”Waxaan kala caddayn doonaa cid kasta oo sheeganaysa iney Dastuurka ka Shaqeeyso”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxa uu sheegay in ay bilaabi doonaan la-xisaabtanka Hay’adaha ka Shaqeeya dib u eegista Dastuurka dalka si loo kala cadeeyo Shaqadooda. Waxa uu sheegay in qorsuhu yahay in ay soo diyaariyaan liiska Hay’adaha ka Shaqeeya dib u eegista dastuurka ha ahaadaan kuwo Caalami ah iyo kuwa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxa uu sheegay in ay bilaabi doonaan la-xisaabtanka Hay’adaha ka Shaqeeya dib u eegista Dastuurka dalka si loo kala cadeeyo Shaqadooda.

Waxa uu sheegay in qorsuhu yahay in ay soo diyaariyaan liiska Hay’adaha ka Shaqeeya dib u eegista dastuurka ha ahaadaan kuwo Caalami ah iyo kuwa Gudaha dalka ka Shaqeeya iyo waxyaabaha ay qabtaan.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaasi ku daray inay ku dadaali doonaan in la soo dhameystiro xubnaha ka maqan Guddiga Madaxa-banaan ee dib u eegista Dastuurka oo laga sugayo Dowlad Goboleedyada.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts