HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Xaaf oo Golihiisa Wasiirada kala hadlay shir uu dhawaan ka qeyb...

Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf oo Golihiisa Wasiirada kala hadlay shir uu dhawaan ka qeyb geli doono

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud waxa uu kulan deg deg ah kula yeeshay Xubno ka tirsan golihiisa Wasiirada. Kulanka ayaa intiisa badan ahaa mid xog-wareysi ah,sidoo kalena wadatashi uu kala sameynayey Madaxweyne Xaaf Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo dhawaan ka furmaya Kismaayo. Wasiirka Warfaafinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud waxa uu kulan deg deg ah kula yeeshay Xubno ka tirsan golihiisa Wasiirada.

Kulanka ayaa intiisa badan ahaa mid xog-wareysi ah,sidoo kalena wadatashi uu kala sameynayey Madaxweyne Xaaf Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo dhawaan ka furmaya Kismaayo.

- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Galmudug Maxamuud Aaden Cusmaan (Masegawaay) oo kulanka kadib Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in inta badan la-isku afgartay qodobadii ay uga hadleen  kulanka labada dhinac.

Waxa uu sheegay in shirka diirada lagu saaray Ajandayaashii ay la tegi lahaayeen Madaxda Galmudug shirka 9-ka Bishaan la filayo in uu ka furmo Magalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Warfaafinta Maamulka Galmudug.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts