HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Mustafe Cagjar oo u digay Siyaasiyiin iyo Ciidamada liyuu Boolis

Dhageyso:-Madaxweyne Mustafe Cagjar oo u digay Siyaasiyiin iyo Ciidamada liyuu Boolis

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweyne Mustafe Cagjar”Waxaa xiisad deegaanka ka abuuraya dad ka baqaya in loo qabsado dambi ay galeen” Madaxweynaha Cusub ee Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar ayaa si kulul uga hadlay xiisad siyaasadeed oo uu sheegay inay abuurayaan Siyaasiyiin ka mid ahaa Xukuumadii Cabdi Maxamuud Cumar. Waxa uu sheegay in Ciidamada liyuu boolis ee dowlad deegaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Mustafe Cagjar”Waxaa xiisad deegaanka ka abuuraya dad ka baqaya in loo qabsado dambi ay galeen”

Madaxweynaha Cusub ee Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar ayaa si kulul uga hadlay xiisad siyaasadeed oo uu sheegay inay abuurayaan Siyaasiyiin ka mid ahaa Xukuumadii Cabdi Maxamuud Cumar.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Ciidamada liyuu boolis ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya la isku-dayayo in la adeegsado,balse dhankooda looga baahan yahay inay ka feejignaadaan,isla markaana amarada ka soo baxa Maamulka deegaanka kaliya ay qaataan.

Waxa uu hadalkiisa intaasi ku daray in dad wada baran bagaando ay ku sugan yihiin gudaha deegaanka kuwaas oo uu sheegay inay ka baqdin qabaan in loo qabsado dambiyo ay horey u galeen sida uu hadalka u dhigay.

Shacabka dowlad deegaanka Soomaalida Itobiya ku nool ayu ugu baaqay inay la Shaqeeyaan maamulka,isla markaana aysan dhageysan dadka waxyaabaha been abuurka ah u sheegaya.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Cusub ee DDSI.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts