HomeWararDEG DEG:-Dil Goordhow ka dhacay Magalada Muqdisho

DEG DEG:-Dil Goordhow ka dhacay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War goordhow soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in kooxo hubeysan ay dilka geysteen Isgoyska Siinaay ee Magaladada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in rag ku hubeysnaa bustoolado ay Wiil Dhalinyaro ah ku dileyn isgoyska Siinaay,isla markaana ay goobta ka baxsadeen. Weli macada waxa uu ahaa Shaqsiga la dilay,balse waxaa meydkiisa la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War goordhow soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in kooxo hubeysan ay dilka geysteen Isgoyska Siinaay ee Magaladada Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in rag ku hubeysnaa bustoolado ay Wiil Dhalinyaro ah ku dileyn isgoyska Siinaay,isla markaana ay goobta ka baxsadeen.

- Advertisement -

Weli macada waxa uu ahaa Shaqsiga la dilay,balse waxaa meydkiisa la geeyey Isbitaalka Jaziira oo ku yaalla Isgoyska foloronsa.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa gaaray Isgoyska Siinaay oo ah halka uu dilka ka dhacay,kuwaas oo iminka howlgal baaritaano ah ka wada.

Wararka ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts