HomeWararDarawal Mooto Bajaaj oo la dilay iyo Banaanbax ka dhashay

Darawal Mooto Bajaaj oo la dilay iyo Banaanbax ka dhashay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Maanta lagu dilab Darawal Mooto Bajaaj,waxana la sheegay in dilkiisa uu ka dambeeyey Askari ka tirsan ciidamada Dowladda. Darawalka  Mooto Bajaajta ayaa waxaa lagu dilay meel u dhow Saldhiga Booliska Magalada Baladweyne,iyada oo uu toogtay askari ka tirsan Ciidamada Booliska Magalada Baladweyne,waxana Darawalka lagu Magacaabi jiray Yaasiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Maanta lagu dilab Darawal Mooto Bajaaj,waxana la sheegay in dilkiisa uu ka dambeeyey Askari ka tirsan ciidamada Dowladda.

Darawalka  Mooto Bajaajta ayaa waxaa lagu dilay meel u dhow Saldhiga Booliska Magalada Baladweyne,iyada oo uu toogtay askari ka tirsan Ciidamada Booliska Magalada Baladweyne,waxana Darawalka lagu Magacaabi jiray Yaasiin Cali Saney

- Advertisement -

Goobjoogayaaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in dilka ka dib Darawalada Mooto Bajaajta ay sameeyeen banaabax ay ku dalbanayaan in cadaalada lahor-keeno askarigii ka dambeeyey dilkaas.

Maalmaahan ayaa sidoo kale waxaa Warar aan helnay ay sheegayaan in Baladweyne ay ka socdeen howlgal ay wadeen ciidamada kaas oo lagu baadi goobayey Bajaajley diiday bixinta lacag dhan $15 oo maamulku ku soo rogeen.

Magalada Baladweyne Xaafadeeda kala duwan gaar ahaan agagaarka goobta uu dilka ee Saldhiga Magalada Baladweyne oo ku yaalla bartamaha Wadada dhexmarata Magaaladaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts