HomeWararDhalinyaro badan oo lagu xiray Magaalada Laas-caanood

Dhalinyaro badan oo lagu xiray Magaalada Laas-caanood

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Magalada laas-canood ee Xarunta Gobolka sool ayaa waxa ay sheegayaan in tiro dhalinyaro ah Ciidamada Maamulka Soomaaliland ay Xabsiga dhigeen. Dhalinyarada la xiray ayaa waxa ay gaarayaan in ka badan 50 Dhalinyaro ah,waxaana Shacabka Magaalada ay sheegeen in xir xiritaanka Dhalinyarada habeenadii la soo dhaafay ay ka jirtay Magalada laas-caanood. Duqa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada laas-canood ee Xarunta Gobolka sool ayaa waxa ay sheegayaan in tiro dhalinyaro ah Ciidamada Maamulka Soomaaliland ay Xabsiga dhigeen.

Dhalinyarada la xiray ayaa waxa ay gaarayaan in ka badan 50 Dhalinyaro ah,waxaana Shacabka Magaalada ay sheegeen in xir xiritaanka Dhalinyarada habeenadii la soo dhaafay ay ka jirtay Magalada laas-caanood.

- Advertisement -

Duqa Magaalada laas-caanood ee Maamulka Puntland Cabdi Qani Maqtal ayaa sheegay in caburinta iyo xariga Ciidamada Soomaaliland ay ku hayaan Shacabka Magalada laas-caanood ay yihiin kuwo sii xoogeystay,isla markaana tiro dhalinyaro ah Xabsi ku jiraan.

Waxa uu sheegay in badi Dhalinyarada la xiray ay isugu jiraan Ganacsato iyo Dhalinyarada ka mid ah Ciyaartoyda degmada laas-caanood,waxana uu ugu baaqay Shacabka laas-caanood inay u midoobaan dagaalka ka dhanka ah Soomaaliland.

Xiisada u dhaxeysa Maamulka Puntland iyo Soomaaliland ayaa sii xoogeystay,waxaana ciidamada labada dhinac ay weli isku-horfadhiyaan deegaanka tukaraq ee gobolka Sool.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts