HomeWararMilitiriga Soomaaliya oo Dilay Taliyihii Nabad Sugida Degmadda Afgooye

Militiriga Soomaaliya oo Dilay Taliyihii Nabad Sugida Degmadda Afgooye

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamadda Militiriga Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku dilay iska hor imaad ka dhacay Deegaanka Muuri Taliyihii Ciidmadda Nabad Sugida Ee Degmadda Afgooye Liiban Abuukar Yarow. Ciidamada Militiriga Soomaaliya ayaa jidka u galay Taliyaha iyo Gawaari la socotay waxana meesha ka dhashay Dagaal xoogan oo uu Taliyihiina ku geeriyooday. Dowladda Federaalka Soomaaliya faahfaahin badan kama aysan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamadda Militiriga Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku dilay iska hor imaad ka dhacay Deegaanka Muuri Taliyihii Ciidmadda Nabad Sugida Ee Degmadda Afgooye Liiban Abuukar Yarow.

Ciidamada Militiriga Soomaaliya ayaa jidka u galay Taliyaha iyo Gawaari la socotay waxana meesha ka dhashay Dagaal xoogan oo uu Taliyihiina ku geeriyooday.

- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya faahfaahin badan kama aysan bixin Sida uu ku dhacay iska hor imaadka lagu dilay Taliyihii Nabad Sugida Degmadda Afgooye.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts