HomeWararCiiddanka Badda Japan ee La-dagaalanka Burcad-baddeeda Somalia oo xilliga loo kordhinayo

Ciiddanka Badda Japan ee La-dagaalanka Burcad-baddeeda Somalia oo xilliga loo kordhinayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ilo ku dhow Dowladda Japan ayaa sheegay in la qorsheynayo in bisha soo socota  xilliga loo kordhiyo Ciiddanka Badda ee Japan ee Hawlgalka La-dagaalanka Burcad-baddeeda u jooga Xeebaha dalka Somalia. Ra’isul-wasaare Shinzo Abe ayaa la filayaa inuu ansixiyo Xilli-kordhinta bilowga bisha soo socoto ee July, si ay arrintaasi u hubaal geliso muhiimadda Ammaanka Badda ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilo ku dhow Dowladda Japan ayaa sheegay in la qorsheynayo in bisha soo socota  xilliga loo kordhiyo Ciiddanka Badda ee Japan ee Hawlgalka La-dagaalanka Burcad-baddeeda u jooga Xeebaha dalka Somalia.

Ra’isul-wasaare Shinzo Abe ayaa la filayaa inuu ansixiyo Xilli-kordhinta bilowga bisha soo socoto ee July, si ay arrintaasi u hubaal geliso muhiimadda Ammaanka Badda ee Japan.

- Advertisement -

Ciiddanka Difaaca Badda Japan ee La-dagaalanka Burcad-baddeeda ka qowleysta meelaha ka baxsan Badda Somalia (MSDF) waxay hawlgalkaasi wadeen tan iyo sannadkii 2009-kii.

Ciiddankaasi oo ay tiradoodu dhan tahay 600 oo badmaax ayaa waxay wataan Maraakiib dagaal iyo Labo Diyaaradaha nooca wax lagu basaaso ee P 3 C

Source:- japantimes.co.jp

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts