HomeCaalamkaAskar Kenyan oo dil iyo dhaawac ku noqday Weerar ay geysteen Al-Shabaab

Askar Kenyan oo dil iyo dhaawac ku noqday Weerar ay geysteen Al-Shabaab

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Booliska dalkaasi waxay faahfaahin ka bixiyeen weerar jid-gal ah oo ay Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab Khamiistii ka geysteen magaallo-xeebeedka Laamu ee dalkaasi. Ugu yaraan Hal Sarkaal Boolis ayaa la dilay, 2-kalena dhaawacyo khatar ah ayaa soo gaaray, kadib, markii ay Dagaalamayaal Alshabaab jidka u galeen Kolonyo ay Ciiddankaasi ku socdaalayeen magaalladda Xeebta leh ee Laamu. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliska dalkaasi waxay faahfaahin ka bixiyeen weerar jid-gal ah oo ay Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab Khamiistii ka geysteen magaallo-xeebeedka Laamu ee dalkaasi.

Ugu yaraan Hal Sarkaal Boolis ayaa la dilay, 2-kalena dhaawacyo khatar ah ayaa soo gaaray, kadib, markii ay Dagaalamayaal Alshabaab jidka u galeen Kolonyo ay Ciiddankaasi ku socdaalayeen magaalladda Xeebta leh ee Laamu.

- Advertisement -

Taliyaha Boliska Gobalka Xeebta ee dalkaasi, LAMU, Noagh Mwivanda ayaa xaqiijiyey weerarkaasi oo ka dhacay DeegaankaMilihou ee Xeebta Laamu.

Waxa uu tilmaamay inay Alshabaab jidka u galeen gaari ay la socdeen 6 Askari, kuwaasi oo xilligi ila weeraray ka soo laabanayey Xeradooda oo ku taalla Deegaanka Mpeketoni.

Taliyaha o ola hadlay Wakaalladda Wararka Shiinaha ee XINHUA waxa uu tilmamaay in hal Askari la dilay, 2 kale la dhaawacay, halka 3 kalena la la’ yahay raqdooda iyo ruuxooda.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts