HomeCaalamkaMadaxweyne Turkiga oo qorsheynaya socdaal uu ku tago Jarmalka.

Madaxweyne Turkiga oo qorsheynaya socdaal uu ku tago Jarmalka.

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dayib Erdogan ayaa la filayaa inuu booqasho ah ku tago Jarmalka dabayaaqadda bisha September ee sannadkan.

Wargeyska BILD ee ka soo baxa Jarmalka ayaa maanta oo Sabti qoray Booqashadaasi, oo ay u xaqjiiyeen ilo dhinaca labadaasi Dowladood oo ku kala sugan caasimadaha Berlin iyo Ankara.

- Advertisement -

Booqashadaasi waxay  noqon doontaa tii ugu horreysay ee uu Madaxweyne Erdogan ku tago dalkaasi tan iyo sannadkii 2014-kii iyo socdaalkiisii ugu horeeyey tan iyo markii dib loo soo doortay bishii June ee la soo dhaafay.

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda ee dalka Jarmalka, Sigmar Gabriyal ayaa horey u sheegay inay labada dolwadood qaadi doonaan wax kasta oo lagu xaqiijinayo Xiriirka Jarmalka iyo Turkiga oo ka wada tirsan Isbahaysiga Milliteri ee NATO.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories