HomeCaalamka(SAWIRO): Dayax-madoobaadkii ugu waqtiga dheeraa Qarnigan 21-aad oo xalay laga arkay Caalamka.

(SAWIRO): Dayax-madoobaadkii ugu waqtiga dheeraa Qarnigan 21-aad oo xalay laga arkay Caalamka.

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Dayaxa oo xalay cinjiro dhiig o okale noqotay ayaa waxaa si weyn looga arkay laga so obilaabo Europe, Raashiya, Afrika, Bariga Dhexe, Australia  iyo inta badan Qaaradda Asia iyo qeybo ka mid ah Koonfurta Mraaykanka. Dalka Britain xalay lagama arkin Dayaxa, maadaama Darruur roob watay la sheegay inay sababtay inaan la arkin Dayax-madoobaadka oo socday […]

- Advertisement -

Dayaxa oo xalay cinjiro dhiig o okale noqotay ayaa waxaa si weyn looga arkay laga so obilaabo Europe, Raashiya, Afrika, Bariga Dhexe, Australia  iyo inta badan Qaaradda Asia iyo qeybo ka mid ah Koonfurta Mraaykanka.

Dalka Britain xalay lagama arkin Dayaxa, maadaama Darruur roob watay la sheegay inay sababtay inaan la arkin Dayax-madoobaadka oo socday muddo u dhexeysay 84 daqiiqo ilaa 104 daqiiqo.

- Advertisement -

Dayax-madoobaadka waxa uu dhacaa marka uu  dhulka si toos ah ugu soo beegmo ama uu kala dhex galo inta u dhexeysa Qorraxda iyo Bisha.

Markay  taasi dhacdo, Dhulku waxa uu xayirayaa Ifriinka ka imaanayey Dayaxa ee u socday Qorraxda, iyadoo Hooska Dhulka ku soo dhacayo Bisha.

Dhinaca kale, Hay’adda Maraykanka ugu qaabilsan dhinaca Cirbixiyeenka ee NASA  waxay sheegtay in Dayax madoobd kale oo uu waqtiguiisu dheer yahay la filan karo sannadka 2123 oo haatan naga xigto 105 sanno.

- Advertisement -

Wararka kale ayaa sheegayo in sannadka 2090-ka la filan karo Dayax-madoob la mid ah kii xalay wada saameeyey Caalamka oo idil.

Lama huba inay sadaashaasi la arki doono iyo in  kale, balse Rabbi ayaa ku cilmi leh waxa ka dhacayo Koonkiisa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories