HomeWararSarkaal xooga dalka oo sheegtay inuu yahay taliyaha xooga oo xabsiga loo...

Sarkaal xooga dalka oo sheegtay inuu yahay taliyaha xooga oo xabsiga loo taxaabay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Sarkaal magaciisa lagu sheegay Yaasin ayaa ku xiran mudo todobaad ku dhaaw xarunta CID . Sarkaalkan ayaa loo heystaa inuu xirtay darajo uu been abuuray isagoo sheegtay inuu yahay jeenraal balse ahaa Col sidaas si la mid ah waxuu sheegtay inuu yahay taliyaha xooga . Taliyaha xooga dalka ayaa amray in xabsiga loo taxaabo oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sarkaal magaciisa lagu sheegay Yaasin ayaa ku xiran mudo todobaad ku dhaaw xarunta CID .

Sarkaalkan ayaa loo heystaa inuu xirtay darajo uu been abuuray isagoo sheegtay inuu yahay jeenraal balse ahaa Col sidaas si la mid ah waxuu sheegtay inuu yahay taliyaha xooga .

- Advertisement -

Taliyaha xooga dalka ayaa amray in xabsiga loo taxaabo oo la baaro sida Dalsan ay heshay .

Yaasin ayaa ka so wareegay G/Gedo oo uu taliye qeyb ka ahaa waxaana uu Muqdisho uu uso wareegay sanadkan bialawgiisi.

faahfaahin dheerad wali lagama ahyo taliska xooga .

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts