HomeWararTaliyihii hore NISA ee Degmada Waaberi oo la dilay

Taliyihii hore NISA ee Degmada Waaberi oo la dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Galabta ayaa Rag ku hubeysnaa bustoolado waxa ay  Suuqa Bakaaraha ee Magalada Muqdisho ku dileyn Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Nabadsugida iyo sirdoonka Soomaaliya. Sarkaalka la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jirey Ismaaciil Ciriiri, Waxaan xiliga la beegsnaayay Marayay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan Boosteejada laga raaco gawaarida Dadweynaha. Sarkaalka ayaa waxa uu mar soo noqday Taliyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Galabta ayaa Rag ku hubeysnaa bustoolado waxa ay  Suuqa Bakaaraha ee Magalada Muqdisho ku dileyn Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Nabadsugida iyo sirdoonka Soomaaliya.

Sarkaalka la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jirey Ismaaciil Ciriiri, Waxaan xiliga la beegsnaayay Marayay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan Boosteejada laga raaco gawaarida Dadweynaha.

- Advertisement -

Sarkaalka ayaa waxa uu mar soo noqday Taliyaha ciidanka Nabadsugida ee degmada Waaberi,waxana goobjoogayaal ay sheegeen in raggii ka dambeeyye dilkaas ay goobta ka baxsadeen.

Goobta dilka uu ka dhacay ayaa waxaa goordambe gaarey Ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida Soomaaliya soo qaaday meydka Marxuumka si baaritaano dheeraad ah loogu sameeyo.

Sikastaba dilalka qorsheyan ayaa mar walba waxa ay ka dahcaan degmooyinka gobolka Banaadir,laamaha maniga Soomaaliya ayaanan weli jirin cid ay u soo qabteyn dilalkaas oo inta badan mas’uuliyadooda ay sheegtaan Al-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts