HomeMaqalDhageyso:-Duqa Muqdisho” Ciddii ka faa’iideysan weysa Cafiska Madaxweynaha Gacan bir ah ayaan...

Dhageyso:-Duqa Muqdisho” Ciddii ka faa’iideysan weysa Cafiska Madaxweynaha Gacan bir ah ayaan ku qabaneynaa”

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho aya isaga oo ku sugan Magalada london waxa uu ka hadlay arrimaha Amniga Caasimadda iyo dadaalka dowlada Soomaaliya ay ku bixineyso. Waxa uu sheegay in Ciidamada amniga ay sitaxadar ah u xaiiqjiyeen amniga Caasimadda,isla markaana sidoo kale loo diiday in Gawaari sida waxyaabo lidi ku ah amniga in ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho aya isaga oo ku sugan Magalada london waxa uu ka hadlay arrimaha Amniga Caasimadda iyo dadaalka dowlada Soomaaliya ay ku bixineyso.

Waxa uu sheegay in Ciidamada amniga ay sitaxadar ah u xaiiqjiyeen amniga Caasimadda,isla markaana sidoo kale loo diiday in Gawaari sida waxyaabo lidi ku ah amniga in ay koontoroolada Magalada Banaankeeda ah ka soo galaan Caasimadda.

- Advertisement -

Waxa uu Guddoomiye Yariisow soo hadal qaaday dagaalka dowladda Soomaaliya kula jirto Al-Shabaab,waxa uuna sheegay in lag doonayo in ay qaataan cafiska Madaxweynaha hadii kale tallaabo laga qaadi doono waa sida uu hadalka u dhigay.

“Anaga waxan rabaa qof walba oo Soomaaliyeed xataa kuwa la qalday ee Shabaab ku jira in ay ka faadiideestaan cafiska madaxweynaha cidii diidana gacan bir ah ayaan ku qaban doonaa ayu yiri gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Ugu dambeyn waxa uu ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ee Qurba-joogta ah in ay kaalin weyn ka qaataan dib u dhiska dalka.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts