HomeWararDhageyso:-Xiisado dagaal oo laga dareemayo deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

Dhageyso:-Xiisado dagaal oo laga dareemayo deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Waxaa Maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayaa deegaanka Banyaaleey ee Gobolka Hiiraan halkaas oo ay ku dagaalameen laba maleeshiyo beeleed oo halkaasi wada dega. Dagaaladii u dambeeyay ee dhexmaray ayaa waxaa ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyo barakaca dad farabadan kuwaas oo hadda xaalado kala dwuan ay ku hesytaan deegaano kale oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayaa deegaanka Banyaaleey ee Gobolka Hiiraan halkaas oo ay ku dagaalameen laba maleeshiyo beeleed oo halkaasi wada dega.

Dagaaladii u dambeeyay ee dhexmaray ayaa waxaa ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyo barakaca dad farabadan kuwaas oo hadda xaalado kala dwuan ay ku hesytaan deegaano kale oo ka tirsan gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Nabadoon Maxamed Cabdi Maxamuud oo ka mid ah Waxgaradka Gobolka Hiiraan ayaa Dalsan u sheegay in deegaanka Baanyaaley ee Gobolka Hiiraan ay ka jirto xiisad u dhaxeya labadii beelood ee wada dagaalamay.

Waxa uu sheegay Nabadoonka in dagaaladaas ay yihin kuwo soo lab laabtey oo u dhaxeya maleeshiyad iksu-0heysta dhul daaqsin ah,balse iminka ay socdaan waan waan lagu qaboojinayo xiisadaas.

Dhowr mar ayaa waxaa xal laga gaaray dagaalada u dhaxeeya labada beelood ee ka dhacay deegaanka Baanyaaleey ee gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Warbixin Wariye Axmed Dirir Nuur.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts