HomeMaqalDhageyso:-Dowladaha Somalia iyo Sacuudiga oo Go’aan ka gaaraya Muranka Xajka

Dhageyso:-Dowladaha Somalia iyo Sacuudiga oo Go’aan ka gaaraya Muranka Xajka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Dowladaha Sacuudiga iyo Soomaaliya ayaa waxa ay xilligaan wadaan sidii xal looga gari lahaa khilaafka ka dhashay Arrimaha Xajka oo waqtigeeda la joogo. Dad badan ayaa dhaliil la muujiyey habka loo marey Arrimaha Xajka,iyada oo Siyaasiyiinta qaarkood ay sheegeen in la siyaasadeeyey Arrimihii Xajka ee Sanadkaan. Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Maxamed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladaha Sacuudiga iyo Soomaaliya ayaa waxa ay xilligaan wadaan sidii xal looga gari lahaa khilaafka ka dhashay Arrimaha Xajka oo waqtigeeda la joogo.

Dad badan ayaa dhaliil la muujiyey habka loo marey Arrimaha Xajka,iyada oo Siyaasiyiinta qaarkood ay sheegeen in la siyaasadeeyey Arrimihii Xajka ee Sanadkaan.

- Advertisement -

Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Maxamed Kheyrow Aadan oo Dalsan la hadlay ayaa sheegay in Wasaaradu ay ku mashquulsan tahay xalinta arrimhaas si loo dhameeyo.

Waxa uu sheegay in Kusimaha Wasiirka Awqafta iyo Arrimaha Diinta ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradaas uu ku maqan yahay dalka Sacuudiga,isla markaana la rajeynayo in isla Maanta ay Go’aano soo wada saaraan si ay  u bilaawdaan dulimaadyada Xajka.

Muranka Arrimaha Xajka ee Sanadkaan ayaa waxa uu sababay in xilkii laga qaado wasiirkii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta iyo Maareeyihii Duulista Hawada.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts