HomeWararDuulimaadyadii Itoobiya iyo Eritrea oo maanta dib u billaabanaya

Duulimaadyadii Itoobiya iyo Eritrea oo maanta dib u billaabanaya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maanta waxa dib u bilaabmaya isku socodkii duulimaadyada diyaaradihii u kala gooshi jiray magaalooyinka Addis Ababa iyo Asmara. Duulimaadkii ugu horreeyay muddo 20 sano ah ayay maanta diyaarad ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlines oo ay la socdaan warfidiyeenno badani waxay ku tegi doontaa garoonka Asmara. Arrintani ayaa ka dhalatay dedaaladii dib u heshiisiinta ahaa ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta waxa dib u bilaabmaya isku socodkii duulimaadyada diyaaradihii u kala gooshi jiray magaalooyinka Addis Ababa iyo Asmara.

Duulimaadkii ugu horreeyay muddo 20 sano ah ayay maanta diyaarad ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlines oo ay la socdaan warfidiyeenno badani waxay ku tegi doontaa garoonka Asmara.

- Advertisement -

Arrintani ayaa ka dhalatay dedaaladii dib u heshiisiinta ahaa ee labada dal qaateen iyo booqashooyinkii lama filaanka ahaa ee labada hoggaamiye ku kala tageen labada dal.

Horraantii todobaadkan ayuu madaxweyne Isais Afwerki booqasho ku tagay Addis Ababa, waxa uuna xilligii uu halkaasi joogay uu dib u furay safaaradii dalkiisu ku lahaan jiray Addis Ababa oo 20 sano xidhnayd.

Eritrea ayaa ka go’day Itoobiya saandkii 1993, waxaana shan sano kaddib labadani waddan dhex maray dagaal ay ku naf waayeen 80,000 oo qof.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts