HomeWararDowladda Jabuuti oo magdhow siineysa Shirkadda DP World

Dowladda Jabuuti oo magdhow siineysa Shirkadda DP World

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Shirkad laga leeyahay dalkaas ee maamusha dekada Dooraleh oo horey looga mamnuucay Shirkada DP Worl ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta ayaa shaacisay in ay diyaar u tahay in magdhaw ay bixiso. Madaxda Shirkadaas ayaa waxa ay sheegeen in xilligaan ay diyaar u yihiin in Shirkada DP World ay u celiyaan Saamigii ay ku laheyd dekada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirkad laga leeyahay dalkaas ee maamusha dekada Dooraleh oo horey looga mamnuucay Shirkada DP Worl ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta ayaa shaacisay in ay diyaar u tahay in magdhaw ay bixiso.

Madaxda Shirkadaas ayaa waxa ay sheegeen in xilligaan ay diyaar u yihiin in Shirkada DP World ay u celiyaan Saamigii ay ku laheyd dekada Doraleh oo dhan Boqolkiiba 33.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Dekadaha iyo Aagga Cashuurta ka Caaggan ee Jabuuti Abubakar Cumar Xaddi ayaa sheegay in dhawaan ay shir isugu imaan doonaan madaxda labada shirkadood,iyaga oo kawada hadli doona sidii Shirkada DP World ugu celin lahaayeen intii ay saami ahaan u helaan markii la-xisaabtamo.

Waxa uu sidoo kale been abuur ku tilmaamey,isaga oo sii hadlayey warar Warbaahinada qaar ay sheegayeen oo aheyd in booskii ay ka baxday Shirkada DP World lagu wareejinayo Shirkad laga leeyahay Wadanka Shiinaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts