HomeWararSawirro:-Puntland oo Ciidamo horleh geysay deegaanka Tukaraq

Sawirro:-Puntland oo Ciidamo horleh geysay deegaanka Tukaraq

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamo  oo hor leh oo ka tirsan dowlad Goboleedka Puntland Puntland ayaa gelinkii dambe ee Maanta waxa ay gaareen deegaanka tukaraq ee Gobolka Sool. Ciidamadaan ayaa waxaa Puntland ku wareejiyey mid ka mid ah beelaha dega deegaanada puntland,waxaana kala wareegay guddiga difaaca puntland kuwaas oo maalmahaan ku sugnaa deegaanka tukaraq. Qaar ka mid ah Golaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo  oo hor leh oo ka tirsan dowlad Goboleedka Puntland Puntland ayaa gelinkii dambe ee Maanta waxa ay gaareen deegaanka tukaraq ee Gobolka Sool.

Ciidamadaan ayaa waxaa Puntland ku wareejiyey mid ka mid ah beelaha dega deegaanada puntland,waxaana kala wareegay guddiga difaaca puntland kuwaas oo maalmahaan ku sugnaa deegaanka tukaraq.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada puntland oo ka mid ah guddiga difaaca puntland oo munaasabada wareejinta ka hadlay ayaa waxa ay sheegeen in ciidamadaas ay ka qeyb qaadan doonaan xoreynta Gobolka Sool.

Xildhibaano iyo waxgaradkii ciidamada wareejiyey ayaa waxa ay sheegeen in ay go’aan sadeen in ciidamadaas ay ka mid noqdaan ciidamada difaaca puntland,isla markaana ay diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada dagaalka puntland ay kula jirto Soomaaliland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts