HomeWararGuddoomiyaha degmada Hodan oo Maanta xilkii laga qaaday

Guddoomiyaha degmada Hodan oo Maanta xilkii laga qaaday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar cismaan Yariisow ayaa Maanta waxa uu xilka qaadis ku sameeyey Guddoomiyaha degmada Hodan Maxamed Axmed Cantoobo,iyada oo xil kale loo Magacaabay . Maxamed Axmed Cantoobo ayaa waxaa sidoo kale loo Magacaabay in uu noqdo Agaasimaha guud ee Arrimaha Bulshada ee maamulka gobolka Banaadir,kaas oo uu horay u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar cismaan Yariisow ayaa Maanta waxa uu xilka qaadis ku sameeyey Guddoomiyaha degmada Hodan Maxamed Axmed Cantoobo,iyada oo xil kale loo Magacaabay .

Maxamed Axmed Cantoobo ayaa waxaa sidoo kale loo Magacaabay in uu noqdo Agaasimaha guud ee Arrimaha Bulshada ee maamulka gobolka Banaadir,kaas oo uu horay u haayey Saalax Xasan cumar oo isna Maanta loo Magacaabay Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Guddoomiyaha degmada Hodan ayaa si KMG ah waxa xilkaas loogu dhiibay ku xigeenkiisa.

Isbedelka uu wado Guddoomiyaah gobolka Banaadir,ayaa sidoo akle warar aan helnay waxa ay sheegayaan in uu saameyn doono gudoomiyeyaal badan oo uu guddoomiye Yariisow xilka qaadis ku sameyn doono.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts