HomeWararDhageyso:-Puntland oo amartay in lasoo xiro xisaabiyihii Maaliyadda gobolka Mudug

Dhageyso:-Puntland oo amartay in lasoo xiro xisaabiyihii Maaliyadda gobolka Mudug

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xeer ilaaliyaha Guud ee Dowlad goboleedka Puntland Maxamuud Xasan Aw Cismaan ayaa Amray in la soo xiro xisaabiyihii hore ee Gobolka Mudug Puntland,kadib markii uu lunsaday sida uu sheegay hanti dowladeed. Xeer Ilaaliyaha oo shir Jaraa’id Warbaahinta uu u qabtay ku sheegay in xisaabiyihii gobolka Mudug oo lagu magaacabo Barqadle Aadan Muuse inuu u baxsaday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xeer ilaaliyaha Guud ee Dowlad goboleedka Puntland Maxamuud Xasan Aw Cismaan ayaa Amray in la soo xiro xisaabiyihii hore ee Gobolka Mudug Puntland,kadib markii uu lunsaday sida uu sheegay hanti dowladeed.

Xeer Ilaaliyaha oo shir Jaraa’id Warbaahinta uu u qabtay ku sheegay in xisaabiyihii gobolka Mudug oo lagu magaacabo Barqadle Aadan Muuse inuu u baxsaday dalka Itoobiya kadib markii lagu helay inuu lunsaday lacago ku jiray Qasnada Maaliyadda gobolka Mudug.

- Advertisement -

Intii uu ku jiray shirkiisa Jar’aaid ayaa Wariyaayasha waxa ay weeydiiyeen Su’aal aheyd maxaa xilliagan ku soo beegay in la raadiyo Xisaabiyihii gobolka Mudug,maadaama isagu uu sheegay in uu xilkii isaga casilay musuq maasuq dhacay ayuu ku jawaabay.

“xaqiiqdii  baaritaan ayaa socday oo guddigii baarayey ayaa  gaalkacyo ku sugnaayeen,balse waa uu baxsaday intii uu baaritaanka socday ayuu yiri Xeer ilaaliyaha.

Xeer ilaaliyaha ayaa Warbaahinta la wadaagay Sawirka barkhadle oo uu dowladu federalka ah iyo maamul goboleedyada uu ka codsaday in ay soo qabtaan waxaase xusid mudan in arintaan aan cidna ogayn Shirkii jaraaid uu barkhadle iskaga casilay xilkii xisaabiyahii Wasaarada maaliyada ee Gobolka Mudug.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyos Shirka Jaraa’id ee  Xeer ilaaliyaha Guud ee Dowlad goboleedka Puntland Maxamuud Xasan Aw Cismaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts