HomeWararDhageyso:-Xubno ka tirsan Galmudug oo ka horyimid Wadahadalada dhex dhexaadinta ah

Dhageyso:-Xubno ka tirsan Galmudug oo ka horyimid Wadahadalada dhex dhexaadinta ah

Date:

Related stories

Muqdisho: Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay ‘Wadnaha’ Dhaqaalaha Badda Soomaaliyeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay xarunta cusub ee Wasaaradda Dekedaha, isagoo ku dhawaaqay qorshe cusub oo lagu sugayo amniga badda iyo ilaalinta kheyraadka dabiiciga ah.

Dekedaha Iiraan iyo Cadaadiska Trump: Ma la gaaray xilligii xabbad joojin rasmi ah mise waa xeelad cusub?

Donald Trump oo go'aan layaab leh ka qaatay Iiraan: Xabbad-joojin la kordhiyay iyo xanibaado cusub oo lagu adkeeyay dekedaha.

NISA Confirms Airstrike in Guulane Kills Al-Shabaab Members

The first operation targeted a house where Al-Shabaab leaders and militiamen were stationed. At least 15 members were killed in the strike. The militants' base was also destroyed, which they had been using to organize militias and plan acts of destabilization.

Iiraan oo awooddeeda tustay caalamka xilli xabbad-joojin la hadal hayo.

Iiraan oo soo bandhigtay gantaal gaaraya 2,000 KM xilli la hadal hayo xabbad-joojin uu ku dhowaaqay Donald Trump.

Turkey Expands Its Role in Counterterrorism Operations in Somalia

"Türkiye will directly support the efforts of Somali forces against Al-Shabaab and ISIS," Fidan said, elaborating on plans to expand security cooperation and counterterrorism operations.

Magalada Muqdisho waxaa ka socda wadahadalo lagu doonayo in xal looga gaaro khilaafka soo kala dhexgalay Madaxda uga sareysa Mamul goboleedka Galmudug,

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dooneysa in xal laga gaaro khilaafkaas,taas oo muqdisho isugu keentay Madaxweynaha Galmudug,ku xigeenkiisa iyo guddoomiyaha Baarlamaanka si khilaafka loo xaliyo.

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa sheegay in qorshaha lagu xalinayo khilaafka Galmudug ay wanagsan tahay in lagu dhameeyo Xarunta rasmiga ah ee Maamulka Galmudug ee dhuusamareeb.

Waxa uu dhaliil ka muujiyey in meel ka baxsan deegaanada Galmudug lagu xaliyo khilaafkaas,hayeeshee uu sheegay in taasi muhiim tahay in xal walba lagu gaaro gudaha degaanada Galmudug.

“Runtii mar walba talada quman waxa ay ka maarmeen in lagu dhameeyo caasimada Galmudug ee dhuumareeb,waligiin ma aragteen Puntland ama jubbland oo meel ka baxsan deegaanadooda lagu xalinayo marka maamul kasta dastuur ayuu leeyahay weyna u madax banaan yihiin in wax walba ay deegaanadooda wax ku xalistaan ayuu yiri Xareed Cali Xareed.

Khilaafka u dhaxeya Madaxda Galmudug ayaa weli taagan,waxaana dowladda Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda Gudaha ay dadaalo ku bixineysaa in laga gudbo khilaafka soo laab laabtay ee Madaxda Galmudug.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories