HomeWararAkhriso:-Wararkii u dambeeyey Rasaas laga maqlay Magalada laas-caanood

Akhriso:-Wararkii u dambeeyey Rasaas laga maqlay Magalada laas-caanood

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka naga soo gaaraya Magalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in xalay halkasi uu ka dhacay daagal culus oo mduo 3- daqiiqo ku dhow socday sida ay dadka Magaladaas xaqiijiyeen. Dagaalkaas ayaa yimid ka dib markii rag hubeysan oo aan weli la garan ay weerareen Saldhiga Bartamaha Magalada laas-caanood,iyada oo dadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in xalay halkasi uu ka dhacay daagal culus oo mduo 3- daqiiqo ku dhow socday sida ay dadka Magaladaas xaqiijiyeen.

Dagaalkaas ayaa yimid ka dib markii rag hubeysan oo aan weli la garan ay weerareen Saldhiga Bartamaha Magalada laas-caanood,iyada oo dadka deegaanka ay sheegeen in xalay saqdii dhexe ey maqleen rasaas ka dhaceysa Magalada.

- Advertisement -

Ciidamada Maamulka Soomaaliland ayaa gacanta ku haya Magalada laas-caanood,waxana saraakiisha ciidamadaas aysan weli ka hadlin weerarka xalay ka dhacay laas-caanood iyo khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay.

Todobaadkii hore ayaa guddoomiyaha Gobolka Sool ee Puntland waxa uu sheegay in ay weerareen magalada laas-caanood,isla markaana saldhiga ay ka siidaayeen maaabiis u xirneyd Ciidamada Soomaaliland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts