HomeWararAkhriso:-Wararkii u dambeeyey ee shirka Amniga Maamulka Jubbaland

Akhriso:-Wararkii u dambeeyey ee shirka Amniga Maamulka Jubbaland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa Maalintii labaad ka socda shirka Golaha Amniga dowlad goboleedka jubbaland kaas oo looga hadlayo arrimaha amniga. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayo madaxweynaha dowlad goboleedka jubbaland Axmed Madoobe,xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada iyo saraakiil ka socota Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM. Kulanka oo shalay ka furmay Kismaayo ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa Maalintii labaad ka socda shirka Golaha Amniga dowlad goboleedka jubbaland kaas oo looga hadlayo arrimaha amniga.

Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayo madaxweynaha dowlad goboleedka jubbaland Axmed Madoobe,xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada iyo saraakiil ka socota Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.

- Advertisement -

Kulanka oo shalay ka furmay Kismaayo ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii gacanta loogu dhigi lahaa deegaanada ka maqan maamulka Jubbaland oo ay maamulaan Al-Shabaab,iyada oo aysan dhibaato ka soo gaarin dadka rayidka ah.

Sidoo waxaa laga hadlay howlgalladii u dambeeyey ee ciidamada dowladda iyo kuwa jubbaland ay ka sameeyeen duleedka kismaayo oo ay deegaano horleh kula wareegeen.

Gaba gabada shirkaas ayaa la filayaa in laga soo saaro qodobo muhiim ah oo ku saabsan amniga deegaanada jubbaland,iyada oo saraakiisha AMISOM iyo kuwa jubbaland ay warbixino amniga ku saabsan ay  kulanka ka jeediyeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts