HomeWararSoomaaliland oo Warka soo saartay heshiiskii Somalia iyo Itoobiya

Soomaaliland oo Warka soo saartay heshiiskii Somalia iyo Itoobiya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka arrimaha dibadda ee jamhuuriyadda iskeed isugu magacawday Somaliland, Sacad Cali Shire, ayaa meel adag iska taagay heshiiskii Muqdisho ku dhex maray Sabtidii Soomaaliya iyo Itoobiya. Isagoo u warramayey BBC ayaa wuxuu sheegay in heshiiskaas aysan jirin wax haba yaraatee iyaga ka khuseeya. Mar wax laga weydiiyey arrin ay labada dal ku heshiiyeen oo ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibadda ee jamhuuriyadda iskeed isugu magacawday Somaliland, Sacad Cali Shire, ayaa meel adag iska taagay heshiiskii Muqdisho ku dhex maray Sabtidii Soomaaliya iyo Itoobiya.

Isagoo u warramayey BBC ayaa wuxuu sheegay in heshiiskaas aysan jirin wax haba yaraatee iyaga ka khuseeya.

- Advertisement -

Mar wax laga weydiiyey arrin ay labada dal ku heshiiyeen oo ah ilaalinta midnimada Soomaaliya iyo maalgashiga afar dekedood oo Soomaaliya ku yaalla ayuu yiri Sacad C Shire “midnimada laga hadlayo malaha waa tan Soomaliya ee annagu mid aannu ku jirno ma aha. Wixii ay halkaa kaga hadleen, deked ama arrin kale, Somaliland kuma jirto”.

Wuxuu kaloo sheegay in arrinta dekedda Berbera aysan ahayn ‘mid Farmaajo khusaysa.

Mar wax laga weydiiyey in ay doonayaan in Itoobiya ay weydiistaan inay caddayn ka bixiso heshiiska ayuu ku jawaabay Sacad “waannu arki doonnaa haddii Itoobiya ay wax beddesho heshiiskii aannu galnay, laakin heshiiska Soomaaliya ay wada galeen ma aha mid wax ka beddelaya heshiiskii naga dhaxeeyey”.

- Advertisement -

Hadalka wasiirka ayaa waxaa ka muuqda taxadar weyn, maadaama Somaliland iyo Itoobiya uu ka dhaxeeyo cilaaqaad wanaagsan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts