HomeWararSoomaaliland oo amartay in la xiro Makhaayado sare u qaaday qiimaha lagu...

Soomaaliland oo amartay in la xiro Makhaayado sare u qaaday qiimaha lagu cabo shaaha

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka gobolka Togdheer ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Somaliland ayaa waxa uu magaalada Burco ku soo rogay amar ah in la xiro 17 makhaayadood oo lagu eedeeyay inay sare u qaadeen qiimaha lagu cabo shaaha. Makhaayadahan ayuu maamulku sheegay in boqolkiiba konton ay mar qura ku dareen qiimaha lagu cabo shaaha taas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka gobolka Togdheer ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Somaliland ayaa waxa uu magaalada Burco ku soo rogay amar ah in la xiro 17 makhaayadood oo lagu eedeeyay inay sare u qaadeen qiimaha lagu cabo shaaha.

Makhaayadahan ayuu maamulku sheegay in boqolkiiba konton ay mar qura ku dareen qiimaha lagu cabo shaaha taas oo ay sheegeen in dadka caadiga ah ee magaalada aanay ka bixi karin.

- Advertisement -

Dadka iska leh makhaayadahaasi se waxa ay ku doodayaan in uu saameeyay sicir bararka ka jira Somaliland sidaana ay danta ku qasabtay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts