HomeWararSawirro:-Dowladda Britain oo Ciidamo u tababareysa Maamulka Koonfur Galbeed

Sawirro:-Dowladda Britain oo Ciidamo u tababareysa Maamulka Koonfur Galbeed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wafdi ka socoda Dowladda Ingiriiska ayaa maanta waxa ay gaareen  Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay,waxaana halkaasi ku soo dahweeyey masu’uuliyiin ka tirsan Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya. Soo dhaweyn kadib wafdiga ayaa waxa ay kulan la qaateen kusimaha Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Koonfur galbeed ahna wasiirka Beeraha iyo waraabka Maamulkaasi Maxamed Xasan Fiqi,iyaga oo ka wada hadaly sidii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi ka socoda Dowladda Ingiriiska ayaa maanta waxa ay gaareen  Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay,waxaana halkaasi ku soo dahweeyey masu’uuliyiin ka tirsan Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya.

Soo dhaweyn kadib wafdiga ayaa waxa ay kulan la qaateen kusimaha Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Koonfur galbeed ahna wasiirka Beeraha iyo waraabka Maamulkaasi Maxamed Xasan Fiqi,iyaga oo ka wada hadaly sidii loo tayeyn lahaa Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Kulanka ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif sheekhuna Maye iyo taliyaha Ciidamada Nisa Ee Gobolka Baay iyo masuuliyiin kale.

Mas’uuliyiintii ka socotay dowladda Ingiriiska ayaa balan qaaday in Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay ka caawin doonaan tayeynta iyo Tababarada Ciidamada Ku sugan Deegaanada koonfur galbeed Soomaaliya.

Hoos Ka Daawo Sawirrada kulanka.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts