HomeWararDiyaarado duqeyn ka geystay Gobolka Hiiraan

Diyaarado duqeyn ka geystay Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Diyaarado aan la aqoonsan ayaa shalay galinkii dambe waxaa ay duqeyn ka fuliyeen deegaan lagu magacaabo Jiljileey oo18 KM u jiro tuulada Ceelcali oo dhanka galbeed illaa 70 KM uga beegan magaalada Baledweyne ee xaruunta gobalka Hiiraan. Ma jirto xog rasmi ah oo laga helay khasaaraha ka dhashay duqeynta. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ilaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaarado aan la aqoonsan ayaa shalay galinkii dambe waxaa ay duqeyn ka fuliyeen deegaan lagu magacaabo Jiljileey oo18 KM u jiro tuulada Ceelcali oo dhanka galbeed illaa 70 KM uga beegan magaalada Baledweyne ee xaruunta gobalka Hiiraan.

Ma jirto xog rasmi ah oo laga helay khasaaraha ka dhashay duqeynta.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ilaa 7 jeer jug xoog leh laga maqlay goobta la duqeyay laakiin wax faahfaahin ah oo intaa dheer kama aysan bixin duqeynta.

Deegaanka duqeynta ay ka dhacday ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa saldhig lagu tababaro  Al-Shabaab, islamarkaana laga abaabulo weerarada uu ururka ka geysto goballada Hiiraan iyo Bakool.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts