HomeWararAdan Madoobe oo Furay Kulanka Banbaxa ee Guddiga Joogtada ah

Adan Madoobe oo Furay Kulanka Banbaxa ee Guddiga Joogtada ah

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa furay kulanka banbaxa ee Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo maanta si rasmi ah u furmay. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka oo furitaanka kulanka banbaxa ee Guddiga Joogtada ka hadlay ayaa ku dheeraaday muhiimada kulankan uu leeyahay, waxaana uu xubnaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa furay kulanka banbaxa ee Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo maanta si rasmi ah u furmay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka oo furitaanka kulanka banbaxa ee Guddiga Joogtada ka hadlay ayaa ku dheeraaday muhiimada kulankan uu leeyahay, waxaana uu xubnaha guddiga kula dardaarmay in maalmaha kulanka uu socdo ay muhiimad gaar ah siiyaan dejinta shuruucda kulamada Golaha Shacabka kalfadhiga lixaad ee dhowaan furmi doona.

- Advertisement -

Kulanka banbaxa ee Guddiga Joogtada ah oo sedax maalmood socon doona ayaa inta uu socdo xubnaha guddiga joogtada waxa ay diyaarin iyo jadwaleynba ku sameyn doonaan shuruucda Golaha hortaala kalfadhiga lixaad, waxaana sidoo kale kulanka ka qeyb galay Habdhowraha Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux) iyo Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabiri.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts