HomeWararToogashadi ugu khasaaraha badneyd oo shalay ka dhacday Sweden

Toogashadi ugu khasaaraha badneyd oo shalay ka dhacday Sweden

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ugu yaraan 10 qof, oo uu ku jiro ninkii weerarka geystay ayaa Talaadadii ku dhintay, kaddib weerar lagu qaaday xarun wax lagu baro dadka waaweyn oo ku taalla magaalada Orebro ee dalka Sweden. Ra’iisul wasaaraha Sweden ayaa weerarkaasi ku tilmaamay toogashadi ugu khasaaraha badneyd ee abid ka dhacdo dalaasi dhaca waqooyiga Yurub. Toogashada ayaa ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 10 qof, oo uu ku jiro ninkii weerarka geystay ayaa Talaadadii ku dhintay, kaddib weerar lagu qaaday xarun wax lagu baro dadka waaweyn oo ku taalla magaalada Orebro ee dalka Sweden.

Ra’iisul wasaaraha Sweden ayaa weerarkaasi ku tilmaamay toogashadi ugu khasaaraha badneyd ee abid ka dhacdo dalaasi dhaca waqooyiga Yurub.

- Advertisement -

Toogashada ayaa ka dhacday dugsi ku yaalla magaalada Orebro oo qiyaasti 200 kiiloomitir dhanka galbeed ka xigta Stockholm, sidaasi waxaa xaqiijiyay Ra’iisulwasaare Ulf Krister-sson.

Dugsiga, oo lagu magacaabo Campus Risbergska, wuxuu u adeegaa ardayda da’doodu ka weyn tahay 20 jir, sida ku cad shabakadiiisa, waxaana laga bixiyaa koorsooyin dugsi hoose iyo sare ah, sidoo kale waxaa la bixiyaa xiisado iswiidhish ah oo loogu talagalay dadka dalka u soo guuray, tababar xirfadeed iyo barnaamijyo loogu talagalay dadka garaadka naafada ka ah.

Wali lama shaacin sababta ka danbeysa weerarka iyo faah-faahin dheeri ah oo ku saabsan qofka weerarka geystay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts