HomeWararUgu yaraan 28 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen shil...

Ugu yaraan 28 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen shil diyaaradeed oo ka dhacay Kuuriyada Koofureed.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ugu yaraan 28 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen shil diyaaradeed oo saakay ka dhacay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Muan ee dalka Kuuriyada Koofureed. Shilka ayaa yimid kaddib marki diyaaradda Jeju oo wadday rakaab gaaraya 181 qof ay ka baxday dariiqa ay diyaaradaha ku ordain marka ay duulayaan iyo marka ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 28 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen shil diyaaradeed oo saakay ka dhacay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Muan ee dalka Kuuriyada Koofureed.

Shilka ayaa yimid kaddib marki diyaaradda Jeju oo wadday rakaab gaaraya 181 qof ay ka baxday dariiqa ay diyaaradaha ku ordain marka ay duulayaan iyo marka ay soo dagayaan, sidaasi waxaa xaqiijisay wakaaladda wararka Kuuriya ee Yonhap.

- Advertisement -

Diyaaraddan ayaa ka soo duushay dalka Thailand, waxana ay ku wajahneyd magaalada Muan ee koofurta South Korea. Dab ayaa qabsaday diyaaradda kaddib marki ay darbi ku dhacday sida ay xaqiijiyeen saraakiisha.

Wakaaladda Qaran ee Dabdabiska ayaa sheegtay in dabka intiisa badan la damiyay isla markaana ay wali socdaan howlaha gurmadka.

28 ka qof ee dhintay ayaa la sheegay in ay u dhinteen dabka. 32 gaadiidka dab damiska iyo diyaaradaha qummaatiga u kaca ayaa ka qeybgalaya howlaha dab

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts