- Advertisement -
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe ) oo magacaabay labada Madaxweyne Ku-xigeen ee Dowlad Goboleedka Jubaland.
Waxaa markale lasoo celiyay Maxamuud Sayid Aadan iyo Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud.

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe ) oo magacaabay labada Madaxweyne Ku-xigeen ee Dowlad Goboleedka Jubaland. Waxaa markale lasoo celiyay Maxamuud Sayid Aadan iyo Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud.
