HomeWararGuddoomiye Madaale oo kulan gaar ah la yeeshay duqa Magaalada Qaahira

Guddoomiye Madaale oo kulan gaar ah la yeeshay duqa Magaalada Qaahira

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dalka Masar kulan kula qaatay Duqa Magaalada Qaahira Dr. Ibrahim Saabir, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka soo jireen ee ka dhaxeeya shacabka walaalaha ah ee Masar iyo Soomaaliya. Sidoo kale labada dhinac ayaa ku dheeraaday ahmiyadda ay leedahay in dib loo […]

- Advertisement -
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dalka Masar kulan kula qaatay Duqa Magaalada Qaahira Dr. Ibrahim Saabir, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka soo jireen ee ka dhaxeeya shacabka walaalaha ah ee Masar iyo Soomaaliya.
Sidoo kale labada dhinac ayaa ku dheeraaday ahmiyadda ay leedahay in dib loo soo nooleeyo xiriirka labada Magaalo ee Qaahira iyo Muqdisho, iyadoo la iska kaashanaya arrimaha dib-u-dhiska kaabayaasha kala duwan, casriyeenta iyo horumarinta adeegyada bulshada iyo is-dhaafsiga aqoonta.
Dhinaca kale wafdiga uu hogaaminaayo Duqa Muqdisho ayaa booqasho ku tagay Xarunta Wakaaladda Biyaha Qaahira oo ah Shirkadda bixisa adeegyada Biyaha iyagoo isticmaala tiknoolajiyada casriga ah ee hagta Hawlaha adeegyada biyaha ee Magaalada Qaahira.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts