HomeWararKooxaha gurmadka deg degga ee Spain oo Jasiiradaha Cannary ka helay 5...

Kooxaha gurmadka deg degga ee Spain oo Jasiiradaha Cannary ka helay 5 Qof oo meyd ah

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Kooxaha gurmadka deg degga ee Spain ayaa sheegay, in Axaddii shalay ay xeebaha mid ka mid ah Jasiiradaha Cannary ee dalka Spain ka heleen ilaa 5 meyd ah ah oo sabbeynaya kuwaas oo la rumeysan yahay in doon kuwa la buufiyo ah oo ay wateen ay banjartay. Afhayeen u hadlay shaqaalaha gurmadka ayaa wakaaladda wararka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxaha gurmadka deg degga ee Spain ayaa sheegay, in Axaddii shalay ay xeebaha mid ka mid ah Jasiiradaha Cannary ee dalka Spain ka heleen ilaa 5 meyd ah ah oo sabbeynaya kuwaas oo la rumeysan yahay in doon kuwa la buufiyo ah oo ay wateen ay banjartay.

Afhayeen u hadlay shaqaalaha gurmadka ayaa wakaaladda wararka Rueters u sheegay, in ay soo badbaadiyeen ilaa 97 qof oo ka mid ahaa muhaajiriin la socotay laba doon oo macmal ah oo ay ku jirtay tan qallibantay.

- Advertisement -

Kooxaha gurmadka waxay sheegeen in todobaadkaan oo kaliyah ay xeebaha Spain kasoo badbaadiyeen socoto gaareysa 1,500 oo ruux. Dadkaan ayaa intooda badan kasoo hirjroonaya xeebaha galbeed ee Africa iyaga oo soo maraya biyaha Badweynta Atlaantiga.

Muhaajiriinta oo u badan dhalinyaro ayaa kasoo cararaya xasillooni-darrida ka jirto gobolka Saxil ee Galbeedka Africa. Waxay doonyo ku tagaan Jasiiradaha Cannary ee raacsan Spain, halkaas oo ay uga sii tallaabaan dalalka ku jira Midowga Yurub.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts