HomeWararIsraa’iil oo Xoojisay weerada ay ka fulinaysa gudaha dalka Lubnaan

Israa’iil oo Xoojisay weerada ay ka fulinaysa gudaha dalka Lubnaan

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Israa’iil ayaa saacadihii la soo dhaafay ballaarisay howlgalkeeda millateri ee Lubnaan, iyadoo sheegtay inay weerartay tobanaan kamid ah xarumaha Xisbullah. Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in ciidamadooda cirka ay weerareen goobo laga gani jiray gantaallada iyo dhismayaal lagu keydinayay hubka oo ku yaala dooxada Beqaa, iyo xarumoxarumaha kale ee kooxda Xisbullah ee koonfurta waddanka Lubnaan. Koox […]

- Advertisement -

Israa’iil ayaa saacadihii la soo dhaafay ballaarisay howlgalkeeda millateri ee Lubnaan, iyadoo sheegtay inay weerartay tobanaan kamid ah xarumaha Xisbullah.

Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in ciidamadooda cirka ay weerareen goobo laga gani jiray gantaallada iyo dhismayaal lagu keydinayay hubka oo ku yaala dooxada Beqaa, iyo xarumoxarumaha kale ee kooxda Xisbullah ee koonfurta waddanka Lubnaan.

- Advertisement -

Koox kale oo gaar ah oo la yiraahdo Front for the Liberation of Palestine oo ah koox la yaqaanno, ayaa sidoo kale sheegtay in saddex kamid ah hogaamiyeyaashooda lagu dilay duqeymaha Israa’iil ee degmada Kola ee magaalada Beirut.

Axaddii, milateriga Israel ayaa duqeyn ka fuliyay aag ay Xuutiyiintu maamulaan oo ku yaala dalka Yemen.

Waxay sheegeen la weeraray qaybta korontada iyo agabka kale ee dekedda Xudeydah.

Latest stories