HomeWararSaldhigga Ciidamada ATMIS ee Buulo-mareer oo Xalay la weeraray

Saldhigga Ciidamada ATMIS ee Buulo-mareer oo Xalay la weeraray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dagaalamaayasha Al-Shabaab ayaa lagu soo waramayaa inay xalay weerar  ku qaadeen saldhigga ciidamada ATMIS ay ku leeyihiin magaalada Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose. Wararkii ugu dambeeyay ee nasoo gaaray ayaa tilmaamaya in dagaal toos ah uu dhexmaray labada dhinac, kaas oo sababay khasaare kala duwan. Ciidamada ATMIS ayaa la sheegay inay iska caabin adag kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalamaayasha Al-Shabaab ayaa lagu soo waramayaa inay xalay weerar  ku qaadeen saldhigga ciidamada ATMIS ay ku leeyihiin magaalada Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose. Wararkii ugu dambeeyay ee nasoo gaaray ayaa tilmaamaya in dagaal toos ah uu dhexmaray labada dhinac, kaas oo sababay khasaare kala duwan.

Ciidamada ATMIS ayaa la sheegay inay iska caabin adag kala hor yimaadeen weerarka Al-Shabaab, iyagoo isku dayay inay difaacaan saldhiggooda. Inkastoo ay jiraan warar sheegaya in dagaalka uu sababay khasaare xoogan, haddana tirada rasmiga ah ee dhimashada iyo dhaawaca lama xaqiijin karo illaa iyo hadda.

- Advertisement -

Masuuliyiinta ATMIS ayaan weli wax war ah kasoo saarin weerarkan, balse dadka degaanka ayaa sheegay inay maqlayeen daryanka hubka dhinacyadu isku adeegsanayeen, dagaalka ayaana ahaa mid culus.

Saldhigga ATMIS ee Buulo-Mareer ayaa horay dhowr jeer loo beegsaday weerarro gaadmo ah oo ay AS ku qaadeen, kuwaas oo sababay khasaare xooggan.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts