HomeWararXogo cusub oo ka soo cusboonaaday Suuqa Bakaaraha iyo xaalad kacsanaan ah...

Xogo cusub oo ka soo cusboonaaday Suuqa Bakaaraha iyo xaalad kacsanaan ah oo ka jirta Muqdisho.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Wararka ka imaanaya Suuqa Bakaaraha ayaa sheegaya in saameyn xoog leh laga dareemayo suuqyada waaweyn ee magaalada, sida Suuqa Bakaaraha, taasoo la xiriirta canshuur cusub oo dowladda dhexe soo rogtay. Canshuurta Iibka ee 5% ah, oo maanta dhaqan-gashay, ayaa cabasho weyn ka dhalisay ganacsatada, kuwaas oo qaarkood go’aansaday in ay xiraan goobahooda ganacsi. Inkastoo suuqa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Suuqa Bakaaraha ayaa sheegaya in saameyn xoog leh laga dareemayo suuqyada waaweyn ee magaalada, sida Suuqa Bakaaraha, taasoo la xiriirta canshuur cusub oo dowladda dhexe soo rogtay. Canshuurta Iibka ee 5% ah, oo maanta dhaqan-gashay, ayaa cabasho weyn ka dhalisay ganacsatada, kuwaas oo qaarkood go’aansaday in ay xiraan goobahooda ganacsi.

Inkastoo suuqa Bakaaraha uu furan yahay, haddana jawiga ganacsi ayaa ka duwan sidii hore, waxaana muuqata saameyn ka dhalatay go’aanka cusub ee dowladda. Ganacsatada ayaa sheegay in canshuurtaan ay ku tahay culays weyn oo ay adag tahay inay qaadaan. Qaar kamid ah ganacsatada oo la hadlay warbaahinta ayaa tilmaamay in aysan awoodin bixinta canshuurta cusub, iyagoo tusaale u soo qaatay in lacagta EVC-ga aan laga jari karin sida habka Marjenta ee la sheegay.

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay la hadlay shacabka isagoo faahfaahin ka bixiyay sababta canshuurtaan loo soo rogay iyo in nidaamka cusub ee canshuurta lagu qaadayo uu yahay mid lagu kalsoonaan karo. Madaxweynaha wuxuu sheegay in canshuurtaas horey looga qaadi jiray ganacsatada, laakiin hadda ay dowladda u qaadeyso hab nidaamsan oo hufan.

Go’aanka cusub ee canshuurta ayaa la sheegay in uu saameyn ku yeelan karo dhaqdhaqaaqa ganacsiga Muqdisho, iyadoo xaaladda ay tahay mid kacsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts