HomeWararSiyaasiyiin iyo Saxafiyiin si kulul kaga hadlay Wariye Muqdisho lagu xiray

Siyaasiyiin iyo Saxafiyiin si kulul kaga hadlay Wariye Muqdisho lagu xiray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Siyaasiyiin, wariyeyaal iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa si weyn kaga falceliyay tallaaabdii Booliska Soomaaliya ay ku xireen wariye Cali Nuur Salaad oo ahaa Agaasimaha mid ka mid ah TV yada Maxaliga ah. Madaxda Warbaahinta Madaxa banana ayaa maanta Muqdisho ku qabtay shir-jaraa’id oo ay ku cambaaraynayaan Xarigga Wariyaha,w axaana ay ku tilmaameen in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Siyaasiyiin, wariyeyaal iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa si weyn kaga falceliyay tallaaabdii Booliska Soomaaliya ay ku xireen wariye Cali Nuur Salaad oo ahaa Agaasimaha mid ka mid ah TV yada Maxaliga ah.

Madaxda Warbaahinta Madaxa banana ayaa maanta Muqdisho ku qabtay shir-jaraa’id oo ay ku cambaaraynayaan Xarigga Wariyaha,w axaana ay ku tilmaameen in loo maray hab aan sharciga waafaqsanayn.

- Advertisement -

Booliska Soomaaliya ayaa baahiyay Sawirka Wariyaha oo ku sugan Xarunta Booliska, isla markaana waxaa ay sheegeen inay gacanta kusoo dhigeen, iyadoo Qoraal kooban oo lagu baahiyay barta Facebook ee Taliska qaybta guud ee booliska gobolka Banaadir lagu yiri “Ciidanka Boliska gobalka Banaadir ayaa soo xiray eedeysane Cali-Nuur Salaad Xasan oo ku eedeysan falal iskugu jira Anshax-daro, been-abuur iyo aflagaado Ciidammada Qaranka”.

Wariyaha ayaa dhawaan Bartiisa Facebook ku baahiyay muuqal uu kaga hadlayay dhibaatada uu Khaadku ku hayo Ciidanka Qaranka, waxaana loo badinayaa in sababta loo xiray ay tahay  ka hadlidda arintaasi.

Masuuliyiinta Warbaahinta Madaxabanaan ayaa fariin u diray Madaxweynaha, waxaana ay ka dalbadeen in xorriyadiisa la siiyo Cali Nuur.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts