HomeWararGuddoomiyaha SoDMA oo Guddoomiyay Shirka qiimaynta khasaarahii ka dhashay El-Niño

Guddoomiyaha SoDMA oo Guddoomiyay Shirka qiimaynta khasaarahii ka dhashay El-Niño

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa guddoomiyey shir gaar ah oo ay yesheen qabanqaabiyeyaasha shirka lagu soo bandhigayo Warbixin dhammaystiran oo ku saabsan qiimaynta khasaarahii ka dhashay fatahaadii iyo daadadkii El-Niño ee sanadkii hore ku dhuftay dalka, kaas oo todobaadkan ka furmaya magaalada Muqdisho. Kulankaan waxaa goobjoog ka ahaa George Conway oo […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa guddoomiyey shir gaar ah oo ay yesheen qabanqaabiyeyaasha shirka lagu soo bandhigayo Warbixin dhammaystiran oo ku saabsan qiimaynta khasaarahii ka dhashay fatahaadii iyo daadadkii El-Niño ee sanadkii hore ku dhuftay dalka, kaas oo todobaadkan ka furmaya magaalada Muqdisho.

Kulankaan waxaa goobjoog ka ahaa George Conway oo ah ku xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo mas’uuliyiin ka kala socday Bangiga lacagta adduunka iyo Midowga Yurub.

- Advertisement -

Shirkaan ayaa looga hadlay qabanqaabada iyo ajandaha shirkaas iyo sidii uu u noqon lahaa mid guulaysta, sidoo kale waxaa la isla soo hadal qaaday xalaadaha bini’aadanimo ee dalka iyo sidii gargaar deg-deg ah loo gaarsiin lahaa danyarta iyo barakacyaasha ku nool gudaha dalka.

Latest stories